Khabiir Dhanka Beeraha Oo Ka Hadlay Sida Looga Hortagi karo Ayaxa iyo Cayayaanka kale Ee Cuna Dalagyada Beeraha

0
261

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Labadii Sano ee La soo dhaafay Soomaaliya Waxaa Weerar Raxa-raxan ah ku soo qaaday Ayax La sheegay in uu ka yimid Dalka Itoobiya ,Isagoo Xaalufiyay Kumanaan Hiktar Beeralayda ay Abuurteen, raja fiicana ay ka qabeen in uu dalaqaasi u soo Go’o, Gobolada Bay iyo Bokool waxay ka mid yihiin Meelaha uu sida Xoogan u saameeyay Weerarka Ayaxa

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here