Khabiir Arimaha Deegaanka Oo Ka hadlay Wax yaabaha Sababa in Cimilada Soomaliya ay Kululaato

0
264

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Barafasoor Abdikadir Nuur Abuu oo ah Qabiir bartay Arimaha Deegaanka iyo Bey’ada ayaa Waxa uu ka hadlay wax yaabaha Sababay in dhowrkii sano ee La soo dhaafay Kululaato Cimilada Soomaaliya oo ahayd mid kulul taasi oo ay Khuburada Aaminsan yihiin in ay Sabab u tahay Jarista badan dhirta iyo Xaalufinteeda Maadama Nidaamka Dowladnimo Soomaaliya hada yahay mid dib u dhis uu ku jiro.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here