KG Oo Sheegtey Iney Wado Dadaal Ay Ku Balaarineyso Ceel-biyoodyada Deegaanada KG.

0
315

Baydho(Idaacadda Arladi)Kormerkaan Ay Sameeyeen Mas,uuliyiinta Wasaarada Biyaha Iyo Tamarta KG ay Wehliyeen Saraakiil Ka tirsan Hey,adaha Dowlada Ka Taageera Hormarinta Arimaha Bulshada,Wuxuu Ahaa Mid lagu kormeerayay Ceel Biyoodyada Ku yaala Duleedka Baydhabo.

Ceelshaas oo Tiradooda Gaaraysa Ilaa 4 Ceel Kuwaasi oo ay dhismahooda qeyb weyn ka qaataan Hay,adaha Deeq Bixiyaasha Somaliya Kuna Garab siiyan Sida Adeegyada Bulshada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here