Maamulka KG Oo ku Baaqey Siideynta Gawaari Xamuul ah oo ku Xaniban Wadada u dhaxeysa Wanlaweyn iyo Baydhabo.

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka dib isbaarooyin hor leh oo ay dhigteen Maleeshiyaad Hubeysan Wadada isku xirta Degmada Wanlaweyn iyo Magaalada Baydhabo ayaa inkabadan Boqol gaari oo kuwa xamuulka qaada ah ku xayiran Wadadan.

Wasiirka Wasaarada Arimaga Amniha Gudaha Koonfur Galbeed oo ay wehliyaan Duga Degmada Wanlaweyn ku xigeenadiisa iyo Saraakiisha Amniga ayaa Gaarey Goobta ay ku xayiran yihiin Gaadiidka.

Warkung waliba nig haaye Abdirahmaan Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here