Kawaanka Gowraca Xoolaha Burco Oo Dib u dhis iyo Dayactir Lagu sameeyey

0
39

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kawaankan ayaa loo dhisey si Casri ah islamarkaana ayaa loogu tala galay in lagu gowraco Xoolaha nool islamarkaana Hilibka noocyadiisa kala duwan lagu iibin doono oo markii hore ayaa ahaa mid burbursan hadana uusan lahayn Nadaafad

Munaasabada Xariga Kawaankan ayaa waxaa Goobjoga ahaa Maamulka Degmada Burco kan Gobolka iyo qeybaha kala duwan Ganacsatada halkaasi ku dhaqan

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

 

I

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here