Kalluumeysatada Jubbaland Oo Looga digey Halista Xiligaan Bad xiranka lagu guda jiro.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa sare u kac ku yimid qiimaha lagu kala iibsado kalluunka ee magaalo xeebeedka Kismaayo ka dib markii ay dhacday Bad Xiranka iyo dabeelo xoog badan oo ka kacay xeebaha.

Dabeylahaasi ayaa sababay badda oo aad u kacday taasoo kaliftay in ay ku dhiiran waayaan kaluumeeysatada yar yar ee aan heysan doomo xoog leh oo iska celin kara xooga dabeelaha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here