Kalluumeysatada iyo Bulshada KG Oo loogu digey Halista Badda ka jirta.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xeebaha Soomaaliya ayaa waxaa mudooyinka ka dhacaayey Kiisas ay dhalinyara badan ku dhinteen kadib markii ay galeen Badda oo kacsan iyo Kalluumeysata ayaguna weli lagu la,yahay Nolol iyo Geeri taasoo sabab u ah in Xeebaha dalka soo gaareen duufaano iyo Dabeylo

Si Arimhaas halista leh loogu hortago ayaa Wasaarada Kalluumeysatada KG ka shaqeyneysa Sidii Bulshada iyo Kalluumeysatada in ay ka feejignaadaan oo aysan Naftooda halis gelin inta xaaladu iska bedeleyso

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here