Kalluumeysatada Deegaanka Goobweyn oo ka hadlay Caqabado soo Wajahay.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Goobweyn ee dhaca waqooyiga Magaalada kismayo oo ah Deegaan Qadiimi ah waxaa ku nool qoysas badan oo ay nolashooda ku Tiirsan tahay wax soo saarka beeraha iyo kaluumeysiga iyo xoolaha.

Qaar ka midah kaluumeysatada Deegaankla oo la hadlay warbaahinta ayaa Shegay in aysan heysan Agabka wax lagu soo Jalaabto sida Doomaha iyo Shabaagta.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here