Kalluumaysatada Marka oo Codsaday in Laga Caawiyo Agabka Lagu Kalluumaysto.

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xiliyada Xagaaga ayaa Kalluumeysatada la kulmaan Qatara badan maadama Badu ay Kacsantahay iyaguna ku adagtahay maadama aysan heysan qalab badan oo loogu tala galay Kalluumeysatada in ay isticmaalan Xiliyadan oo kale
Qaar kamid ah Kulluumeysatada Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay Codsadeen in lagu Caawiyo helida Jaakadaha Lagu galo Bada xiliyada Xagaaga lagu gudi jiro maaadama ay shaqadaan Noloshooda ku maareeyaan

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here