Kaalin sidee ah ayey Hooyadu ku leedahay Adeegsiga Afka Soomaaliga?

0
162

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku hadalka Afka Soomaaliga oo loogu magac darey afka hooyo ayaa waxaa Sodonkii sano ee la soo dhaafey u ahaa mid lagu dhax darayey afafka qalaad, waxaana inta badan keeneen dadka dibadaha ka yimid.

Hadaba Maxay tahay Kaalinta ay Hooyada ku leedahay adeegsiga Afkeenna hooya Ee Soomaaliga Maadaama ay Hooyadu tahay mida af barta Caruurta.

Warbyhingtung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here