Kaalin Sidee ah ayay Dhalinyaradu ku leeyihiin Horumarinta dhaqaalaha KG.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxay ka mid tahay magaalooyinka xiligaani ugu horumarsan dhinaca ganacsiga taasi oo keentay in ganacsatada Baydhabo ay maal-galiyaan dadka iyo degaanka.

Dhalinyaro badan oo ku nool magaalada Baydhabo ayaa ka mid ah kuwa ganacsiyada kala duwan ku soo kordhiyay magaalada

Si loo horumariyo ganacsiga degaanada koonfur-galbeed soomaaliya kaalintee kaga jiraan horumarinta dhaqaalaha dhalinyarada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here