Kaalimaha Shidaalka lagu iibiyo oo ku soo badanaya Magaalada Baydhabo.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad shanti sane ee la soo dhaafay magaalada Baydhabo xarunta gobolka bay waxaa ku soo badaneeyay oo horumarada ganacsiga ka qeyb qaadanaayay kaalimaha lagu iibiyo shidaalka iyo waxyaabaha kale ee ku shaqeyaan gaadiidka kala duwan.

Goobaha ugu muhiimsan magaalada Baydhabo ayaa laga furay kaalihama shidaalka iyadoona kuwa qaarkood wadooyinka iyo goobaha laga raaco gaadiidka ay ka furanayeen qeybo kale oo BRANCHI ah taasi oo keentay kadib markii magaalada Baydhabo si aad ah ay ugu shaqeeya gaadiidka dadweynaha gaar ahaa Mooto Bajaajta.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here