Ka Ganacsiga Kalluunka Oo ku soo badanaya Magaalada Baydhabo

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka Ganacsiga kalluunka iyo isticmaalkiisa Magaalo aan lahayn Xeeb iyo Webi ayaa ah mid muujineysa ahmiyadda uu Soomaalida dhexdeeda ku leeyahay isticmaalka Kalluunka.

Magaalada Baydhabo ayaa ah Magaalo aan lahayn bad iyo webi, waxaana meesha ugu dhow ee looga keeni karo ay tahay Magaalada Muqdisho oo qiyaastii u jirto 247KM.

Workung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here