Jubbaland oo shaacisay in ay ku guleysatay xakameynta cudurka shuban biyoodka

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bishii aynu soo dhaafnay waxaa Deegaano badan oo katirsan dowlad Goboleedka Jubaland ka jiray kiisas badan oo xanuunka shuban biyoodka iyadoo wasaarada caafimaadka Jubbaland ay sheegtay in 7657 bukaan ayaa la diiwaangeliyay oo uu ku soo ritay cudurka shuban biyoodka qaar kamid ah degmooyinka Jubbaland, halka dad kor u dhaafaya 50 qofna ay u dhinteen.

inta ugu badan ee ku dhintay cudurkaan ayaay wasarada sheegtay inay ka yaryihin under 5 sidaasi waxaa sheegay Madax Dabagalka Cudurada Fafa Wasarada Cafimaadka Jubaland Cabdirisaq Maxamed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here