Jubaland Oo Daaweyneysa Xoolaha ku nool Deeganadaas ka hor Maalmaha Ciida.

0
106

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladd-Goboleeka Jubbaland ayaa Deegaanno dhaca Dhanka koonfurta Magaalada Kismaayo ka wadda daaweynta iyo tallaalka Xoolaha nool.

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladd-Goboleeka Jubbaland Maxamed Nuur Cali oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ibraahim Cabdi ayaa kormeer shaqo ku tageen Deegaanno dhaca Dhanka koonfurta magaalada Kismaayo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here