Jimciyadda Taaj Oo abaal-marino Guddoonsiisay Arday kaalmaha hore ka gashay Tartan Qur’aan.

0
50

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy) Munaasabadan ayaa waxay ahayd mid lagu abaal marinaayey 10 Arday oo kaalmaha hore kagalay Tartanka Qur’aanka Kariimka,Xarunta Jimciyadda Taaj Xifdinta Qur’aanka Kariimka Ee Magaalada Muqudisho

Waxaana ku Tartamayey 1OO Araday waxaana Munaasabada ka soo qeyb galay Waalidiin Culumaahudiin Aqoonyahano iyo Marti Sharaf kale kuwaas oo dhamaantood u Hambalyeeyey 10ka Ardey ee Kaalin hore gashay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here