Jaamacaddii ugu horeysay Oo Laga hirgaliyay Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay.

0
256

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Jaamacadaan cusub ee laga daahfurey Degmada Buurhakaba, waxay noqoneysaa middii ugu horeysay Taariikhda Degmadaas ee heer Caalami ah oo ay wax ku baran doonaan ardeyda dhameysatey waxbarashada dugsiyada sare ee xiliyadii hore ay waxbarasho Jaamacadeed u weydiisan jireen magaalooyinka Gobolada kale.

Munaasabadda daahfurka Jaamacadda Banooda waxaa goobjoog ka ahaa, masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada K/Galbeed, Gudoonka waxbarashada Degmada Buurhakaba, maamulka & Guddoonka Jaamacadda, Maamulka Degmada iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here