Jaamacadda Umadda oo lagu qabatay Munaasabada soo dhawaynta ardayda cusub.

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo ahayd Mid lagu soo dhaweynaayay Ardayda Cusub ee ku biiray Jaamacadda Umadda, Sanad Dugsiyeedka 2024-2025, ayaa waxaa ka qeyb-galay Qaar kamid ah Madaxda Jaamacadda, Macalamiin, Waalidiin iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here