Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya Oo Baydhabo Ku dahfurtay Barnaamij loogu magac darey Isbuuca Tacaliinta sare.

0
227

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Todobadkaa Tacliinta sare ayaa ah ujeedkiisa la tababaro arday soo dhameystay dugsiyada sare xiligaan ku jiran raadinta jamacadaha iyo sida loo doorto kuliyada ay baranayan iyo sida ugu haboon ay ula gabsan laheyeen jamacada oo ay tahay mid ka duwan iskuulada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here