Jaamacadda Jaziira oo daahfurtay Diplooma sare la xiriirta Culuumta Computer-ka

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Jaamacada Jaziira Salaad ibraahim fiidow ayaa daahfurey barnaamij cusub oo ay jaamacadu soo kordhisey oo ah diblooma sare oo la xariirta culuumta Computer-ka iyo Technology-yadda taasi oo ay la kaashaneyeen shirkada isbon diyes oo looga tala galey in ay ka faa’iideystaan ardeyda baratey Computerka si ay ula jaan qaadaan iyo Technology-yadda cusub ee Casriga ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here