Jaamacadda Daaha Farceeda Kismaayo oo Munaasabad soo dhaweyn ah u sameysay Ardaydeeda cusub.

0
43

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Jaamacada Daaha faraceeda Magaalada Kismaayo ayaa sharaxaad ka siiyey Ardeyda Sanadkaan ku biireysa Jaamacada kuliyadaha kala duwan ee ay jaamacada bixiso iyo Sida ugu fudud ay u kala xulan karaan

Dr Maxamed Bile Xaashi oo ka mid ah maamulka jaamacadda Daaha ayaa ardeyda u faafaahiyey kuliyadaha jaamacada Wuxuuna soo dhoweeyey Ardeyda cusub ee ku soo biireysa Jaamacada

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here