Jaamacadaha Baydhabo Oo Ku soo badanaya Dhalinyarada Baraneysa Cilmiga Beeraha.

0
592

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Jaamacada Zamzam laanteeda ee Kuliyada Beeraha ayaa qeyb lixaad leh ka qaadatay helitaanka farsamo cusub oo la xariirta Barashada Cilmiga Beeraha. Dhalinyarada ayaa ah kuwa ya ku soo baraarugeyn Barshada Kuliyadaan Sanadahan Dambe.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here