Jaamacada Plasma faraceeda Baydhabo oo xaflad lagu dhiiragalinaayo Ardayda Difaacatey Buuggooda ku qabatey Baydhabo.

0
354

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabadaan ay qabatey jaamacada palasma ee magaalada baydhabo ayaa waxaa ka soo qeyb galey maamulada jaamacadaha, iskuulada Magaalada Baydhabo, aqoonyahno, waalidiin iyo masuuliyiin kale, muhiimada munaasabadaan ayaa waxey aheyd ardey difaacaneysey heerka kowaad ee buugooda.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here