Jaamacada Green Hope Oo Magaalada Qardho ka furatay Xarun Cusub

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa Jaamacada Green Hope waxay ka furatay xarun cusub taasi oo muhiim u tahay Ardayda Ka Baxday Dugsiyada Sare ee Qardho markii hore ay Waxbarshada Jamacadeed u aadi jireen Magaaloyinka ku yaalaan Jamacadaha.

Munaabada oo lagu Casumay Bahda Waxbarashada Qardho iyo Marti sharaf kale waxaana Madaxda Jamacada ay soo Bandhigeen Kuliyadaha ay Bixinayaan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here