Jaamacada Ganaany Oo Lagu soo kor dhinayo Qalab Casri ah looga talagalay Baraatikada Ardeyda.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ganaany waxay ka mid tahay Jamacadaha Magaalada Baydhabo ku yaala, ayna bixiyaan Kuliyada kala duwaan, jamacada ayaa wada dadaalo lagu Horumarinayo qalabka Waxbarashada.

Aadan Samow Madaxa waxbarashada Jamacada Ganaany Magalada Baydhabo oo Wareysi siinayay Barnaamijka Waxbarashada Idaacada Arlaadi ayaa sheegay in Jamacada Sanadkaan ay soo Kor dhinayaan Qalab Casri ah oo looga talagalay Ardayda in ay Ku Horumariyaan Waxbarashada Cafimaadka Sida ay Qalabka Qaliinka, Sheybaarka wuxuuna Sidoo kale Sheegay aadan inay Soo Waadan Qalabka ITga.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here