Jaamacada Dowlad Goboleedka KG Oo Baydhabo Lagu Dah-furey.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay ayaa waxaa lagu qabtey Munaasabad lagu Daah-furaayey Jaamacada Dowladda Koonfur Galbeed oo si Bilaash ah wax uga Baranayaan Bahda Jacayl Waxbarashada ee Koonfur Galbeed.

Waxaa Munaasabadda Ka qeyb-galay, Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed, Wasiiro, Xldhibaano, Masuuliyiim kala Duwan, Bahada Waxbarashada iyo Qeybaha Bulshada ee Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here