Jaamacada Baydhabo iyo Som Bank oo kala saxiixday Heshiis ku saabsan Hormarinta Waxbarashada sare.

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Heshiiskan is afgaradka ah oo ay Magaalada Baydhabo ku kala saxiixdeen Jaamacada Baydhabo iyo Bangiga SomBank ayaa ujeedkiisu tahay sidii ay uga wada shaqeyn lahayeen Horumarinta Waxbarashada, dhisida xirfadaha iyo cilmi baarisyo, waxaana goob jog ahaa Maamulada Labada Hay’adood.

Ardeyda Jaamacada Baydhabo ayaa ka faa’ideysan doona fursado tababar shaqo oo ay bixinayaan Bangiga si kor loogu qaado aqoonta ardeyda, waxaana heshiiska kadib warbaahinta ugu warbixiyay Masuul ka socday Jaamacada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here