Isticmaalka Dharka Toliinka ah Oo Fursado Shaqo u Abuurtay Xarqaanleyda Baydhabo

0
781

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dharka Toliinka ah Ayaa ah Kuwa Sanadihii Dambe Isticmaalkiisa Ku soo badanaya Guud ahaan Dalka gaar ahaan Magaalada Baydhabo Waxayna Halkaas Fursad Shaqa Abuur ah Ka heleen Dhalinyarada Ka shaqeysata Xarqaamada Ku Yaala Magaalada Wax yaabaha Ay Tolaan Waxaa Kamid ah Futushaariyaasha Ragga Suudadka Shaararka Tolooyinka Oo Si Dalab ah Loo Tolo Iyo Dharka Dumarka Noocyadiisa Kala Duwan.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here