Isticmaalka badan Shaashadaha Xiliyada Habeenkii Oo looga digey dhalinyarada Baydhabo

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waqtiga dheer habeenkii iyo isticmaalka Aaladaha ka sameysan dhalooyinka ayaa dhaqaatiir ku xeel dheer daweynta indhaha ku sheegay inay yihiin waxyaabaha ugu badan ee xiligaani dhibaateya aragga Indhaha iyadoona iftiinkaasi uu yareynaayo dhacaankii loogu talagay in wax badan idhaha ka caawiyo caafimaadkooda.

Dhaqtar Khadar Kuule oo ah agaasimaha xarunta Indhah Al-kheyraad Eye Center ee magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay la kulmaan kiisas badan oo dhalinyaro ka cabanayaan Indhaha oo ka yaradeen dhacaankii indhaha difaaci lahaa kuwaasi oo loo sababeynaayo isticmaalka Mobeelada Habeenkii oo weli waqtiga dheer lagu gaaro.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here