Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka Sh.hoose iyo kan Degmadda Marko ayaa Xarig jarey iskuulo laga hirgeliyay Degmadda ,Sidoo kale waxa ay dhagax dhigeen kuwa cusub iyo Xarunta Waxbarashada Degmada si loogu adeego Bulshada
Gudoomiyaha Degmada Marka iyo Agaasimaha Waxbarashada aya waxay ka hadeen faa’iidada ay leedahay in la helo xarunta waxbarashada degmada iyo iskuulo ilaa dugsi sare.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady