Iskuullada Magaalada Melbourne oo Dib Loo Furey.

0
226
A group of eight multi-ethnic teenagers, 17 and 18 years old, carrying book bags, standing together outside a school building. They are high school seniors or university freshmen.

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ardeyda wax ka barta magaalada Melbourne, ee dalka Australia ayaa maanta dib ugu laabtay iskuullada kadib markii dib loo furay.

Dowladda Australia ayaa khafiifisay bandowgii lagu soo rogay dalkaas si looga hortago cudurka safmarka ee karoona feyris.

Waalidiinta badan ayay ku adkatay in ay caawiyaan caruurtooda guryaha wax ku baraneysa oo u baahan in lagu kaalmeeyo waxbarashada iyo farsamada kale ee ay u baahanyihiin ardeyda guryaha wax ka barata.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here