Iskuulka Somali Central ee Baladweyne oo Fursad waxbarasho lacag la’aan ah siinaya ardeyda danyarta.

0
143

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka skuulka Somali Central ee Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ay siin doonaan ardyda danyarta iyo agoonta ah ee aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashadka iskuulka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here