Iskuulka Mujamac Kuwait Oo Baydhabo Ku Qabtay Xaflada Furitaanka Sanad Dugsiyeedka Cusub.

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuulka Mujamac kuweit oo ka mid ah iskuulada midowga madaarista Degmada Baydhabo ayaa Qabtay xaflad furitaan u ah sanad Dugsiyeedka Cusub 2022/2023 iyo Sagootinta Ardeyda ka qalinjebisey Sanad Dugsiyeedka 2021/2022 kuwaas Natiijo wanaagsan ka haley imtixaanki Fasalka 12-aad ee ay qaadey wasaarada Waxbarshada Hiddaha & Taclinta Sare ee Xukumada Federalka Soomaaliya oo ay dhawaan shaacisay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here