Iskuulka Hoyga Laascaanood Oo dib Loo furey

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada , Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee SSC-Khaatumo Mud.C/Xakiim Jaamac Dalmar ayaa xilka u kala wareejiyey Maamulihii hore iyo Maamulaha ee dugsiga Hoyga Laascaanood .

Dugsigan oo ah Goob waxbarasho oo Dan guud ah ayuu maamulaha cusub ee Dugsigani uu maamuli doonaa isaga oo raaci doona nidaamka shaqo ee Wasaaradda Waxbarashada u dejisey.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here