Baydhabo(Radio Arlaadi)- Si ay markale uga faa’ideystaan Waqtigooda dadka waaweyn ee aan helin fursad ay wax ku bartaan ayaa waxa iskuulka Ramadaan ee Magalada Baydhabo wuxuu bilaaway inay wax baraan dadka Da’da ah ee waqti aan u soo helin waxbarshada.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar