Iskuulka deegaanka Lugloow oo fasallo cusub loo dhisayo

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsiga hoose dhexe ee deegaanka Luglow ee waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu darayaa dhisma cusub oo lagu kordhinayo fasalada iskuulka kaasi oo dhismihiisa ay iska kaashanayaan Hay’adda IOM iyo dadka deegaanka ku nool.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here