Iskuulka Agoonta Qardho Oo Laga dhagax dhigay Ceel biyood.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mashruucan oo ka kooban qeybo kala duwan oo iskuul wax lagu baro caruurta agoonta ah iyo Kuwa danta yar oo mudo ka socday dhismihiisa Magaalada Qardho ayaa lagu kordhinaya ceel biyood ay hirgelinayaan Hay’adda Jamaad Foundation.

Dhigax dhiga ceel biyoodka ayaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Gobalka karkaar, odeyaasha dhaqanka qardho iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here