Iskuuladii Burbursanaa Degmada Maxaas oo dib loo furay.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirada wasaaradaha waxbarashada hidaha iyo tacliiinta sare DFS iyo dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa si wada jir ah xaragga uga jaray dhismiyaal dayactir iyo qalabeen lagu sameeyay dhowr iskuulo oo ku yalaan degmada Maxaas ee gobolka Hiraan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here