Iskuulada Waxbarashada Ee Magaalada Baydhabo Oo Dib Loo Furay Imtaxaankii Dhexe Ka dib.

0
324

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Iskuulada Magaalada Baydhabo oo 15 maalmood ay u fasaxanaayeen imtixaanka nisful caamka ama kan dhaxe ayaa shaley dib loo furay dhamaan iskuulada nidaamiga ee ku yaala  Baydhabo.

Iskuulka Hoose,dhexe iyo sare ee Al-qalam wuxuu ka mid yahay iskuulada dib loo furay si ay ardeyda casharada sanad dugsiyeedka 20/21 usii wadan lahaayeen.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here