Iskuulada Magaalada Baydhabo Oo Si Rasmi ah ugu Furmay Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2020/21.

0
332

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa si rasmi ah uga bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2020/21.
Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Marifa waa mid ka mid ah iskuulada ay ardaydoodu ku jiran imtixaanka maalinta 3aad.

Warkan waxaa inoo haya:Bishar Mayow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here