Iskuulada Magaalada Baydhabo Oo laga Bilaabay dhigista Farta maayga.

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka dib markii Maamulayaasha Iskuulada Baydhabo lagu amrey in ay Ardeyda u dhigaan Farta Maayga Rashmiga ah ee dhawaan la shaaciyey ayaa Iskuulada qaar bilaabey dhigisita Farta Maayga si Ardeyda u bartaan Afkooda Hooyo.

Iskuulka Al-Abraar ayaa ku soo darey Xiisadaha in ay Farta Maayga ku qoraan maadama ay hada heleen Farta Rashmiga ah oo ay qoreen Aqoonhayanada oo Dowlada KG garab ka helaaya taasoo inta badan Bulshada soo wada dhaweysey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here