Iskuulada Magaalada Baydhabo Oo Ka Socda Diiwaan gelinta Ardeyda Cusub Ee Sanad Dugsiyeedka Soo Socda.

0
276

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Afar Bilood oo albaabada u xirnaayeen Goobaha Waxbarshada Dalka Sabab La xirira Cudurka Covid19 ayaa la qorsheynayaa in isbuucyada soo socda bishaan dib loo furayo dhamaan iskuulada Baydhabo Waxay Bilaaweyn Diiwaan gelinta Ardayda Cusub Sanad dugsayadeyda 2020/2021.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here