Iskuulada Habka Casriga Ardeyda Wax Loogu Baro Oo Magaalada Baydhabo Ku Soo Badanaya.

0
322

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iskuulada Waxbarshada Magaalada Baydhabo Gaar ahaan Kuwa Dhawaan Ku soo Biiray Magaalda ayaa La yimaaday Hanaan Ka Duwan Sidii hore ee Carruurta Wax looga Baraayay Taasi ayaa Qeyb ka ah isbadelada Waxbarshadeed ee Gobolka.

Kaafi integrated Acedamy Waa mid ka Duwan Iskuuladii ka horeyey waxaana fasalada iskuulkaasi ay ka bilawdaan mid ka hooseeya fasalka kowaad.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here