Iskuulada Garoowe Oo loo qaybiyay Buugaagta Manhajka Dugsiga dhexe.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha guud wasaaradda Waxbarashada dowlad goboleedka Puntland Maxamed Cali Nuu Jubba ayaa bugaagta waxbarashada Manhajka ee maadooyinka kala duwan dugsiga dhaxe gaarsiyay qaar kamid ah iskuulada kuyaala degmada Garoowe taasi oo qeyb ka ah sidii ardada Puntland uga faa’ideysan lahayeen Bugaagtaasi.

Hirgalinta Bugaagta manhajka Iskuulka ayaa waxaa wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa hirgalintiisa waxaa gacan weyn ka siisay Hay’adda UNICEF.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here