Iskuul Waxbarasho Oo Laga Hirgeliyey Deegaanka Sumadaalle

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsiga hoose dhaxe ee sumudaale waxaa uu ka mid  yahay mashaaricda hormarineed ee laga fuliyey deegaanka Sumadaalle oo qiysaatii 40km u jira degmada cadale ee gobolka shabellada dhaxe.

dhismaha iskuulkaan oo ah mid wax badan ka bedeli doona baahiyaha waxbarshada ee ardeyda ayaa ah mid si bilaasha ah wax looga bari doona guud ahaan ardeya ku nool deegaankaasi si looga hortago waxbarsha la’aanta caruurta.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here