Iskuul Waxbarasho Laga hirgaliyey Degmada Wisil Oo Xariga laga jarey

0
150

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Kalluumaysiga iyo Dhaqalaha Baluugga ah iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliyaa ayaa xarigga ka jaray qeebaha cusub oo lagu soo kordhiyay Dugsiga Hoose,dhexe iyo sare degmada Wisil ee gobolka Mudug kaasi oo iskuulka aan laheeyn goobo wax lagyu baro Ardeyda waxana dhismaha iskuulka hergiliyaya Xiliban Cabdisalan haaji Dhaban Cadde oo ka tirsan Barlamanka Soomaaliya.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here