Iskuul Wax Lagu Barayo Askarta Booliska Saldhiga Degmada Xamar Jajab Oo La dahfuray.

0
29

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad lagu furaayey iskuul lagu barto diiniga iyo maadiga looguna talagay Askarta Booliiska Saldhiga Degmada Xamar jajab ayaa lagu qabtey Xarunta degmadaasi

Maamulka degmada Xamar jajab ayaa xaflada ku casuumey qaar ka mid ah Gudoomiyaasha Degmooyihinka Gobolka Banaadir , Odayaasha Degmada iyo Taliyaasha Ciidanka Booliiska Soomaaliya

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here