iskuul si Bilaash ah ay wax ugu bartaan Carruurta ku nool kaamamka Oo Baydhabo Laga Furay.

0
243

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaciisa waa Iskuulka Barakacayaasha ee Al-Axmaar, Magaalada Baydhaboayaa kaga yaala dhinaca waqooyi ama wadada Al -Axmaar sida aad ka fahmi kartaan magaciis. iskuulkan ayaa waxaa magaalada Baydhabo ka hirgeliyay dhalinyaradii deegaanka wax u soo bartay kadib markii ay arkeen in aqoontooda ay maanta u baahan tahay in caruurta barakacyaasha loogu faa’iideeyo.

Ku dhawaad 500 oo ka mid ah Caruurta danta yar ee ku nool Kaamamka ku yaala Dhinaca Al-axmaar ayaa maalin farxadeed u noqotay maadaama ay heleen Waxbarasho Lacag la’aan ah oo ay ku nuurin karaan Mustaqbalkooda beri.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here