Iskuul Lugu Dhisay is-xilqaan Bulsho Degmada Caabudwaaq Oo Xariga laga jarey

0
187

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug  Maxamad xaashi Dhoorre ayaa xarig jaray Dugsiga Hoose/Dhexe ee Farjano Degmada Caabudwaaq,Dugsigaan dhismihiisa ayaa waxaa iska kaa shaday dadka deegaanka iyo Dowladda.

Wasiirka ayaa sidoo kale la kulmay Maamulka Degmada Caabudwaaq waxaana uu kala hadlay maareynta Macallimiinta dowladda iyo soo gacan-gelinta iskuullada dowladda si ay u suurtagasho hirgelinta adeeg waxbarasho oo bilaash ah.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here