Iskuul Lagu Barto Xirafaha Farsamada Gacanta Oo Laga Furey Magaalada Laascaanood

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsiga Farsamada gacanta MOSCO Ee Magaalada Laascaanood oo ah Dugsi lagu barto dhamaan xirfadaha farsamada gacanta, ayaa ah mid soo saara dhalinyaro tiradooda koobantahay oo u dhameystirsan xirfadahaha farsamooyinka gacanta, si ay noolashooda u hormariyaan ayigoona waxyaabaha ay bartaan qeyb ka tahay barshada farsamada korontada iyo sida guriyaha loo geliya soolarka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maallnyg Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here